Shiinaha oo qaaday talaabooyin caro leh oo ka dhan ah dowlada Mareykanka

Shiinaha ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyay wadahadaladii cimilada ee muhiimka ahaa ee ay kula jirtay Mareykanka, iyo iskaashiga dhinacyo kale oo badan. Labada dal ayaa sanadkii hore daaha ka rogay heshiiska cimilada ee shirkii cimilada ee COP26 ee Glasgow. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegtay in waddanku uu sidoo kale joojinayo wadahadalka u dhexeeya … Continue reading Shiinaha oo qaaday talaabooyin caro leh oo ka dhan ah dowlada Mareykanka